Hangoolnews.com
Daawo:- Wasiir Ka Hadlay Arrinka Labadii Sarkaal Ee Lagu Dilay Gobolka Saraar Iyo Dablaydii Dishay Ehelkooda Oo Uu Fariin U Diray
May 11, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews;- Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga Mudane Xasan Gaafaadhi ayaa ka hadlay dilka labadii Sarkaal ee lagu dilay deegaanka Saraar waxaanu sheegay in sharciga la hor keeni doona cidkasta oo gacan ku lahayd inkasta oo aanu sheegin cid dablaydii ka tirsan oo eedan loo qabtay,

Dhinaca kale wasiirku waxaa uu raali-galin ka bixiyay hadal uu sheegay in aanu ka fiirsan Boqor Buur-Badaw kaas oo ahaa in dil badani ka dhacay halkaasi kan labada sarkaalna la mid yahay uu kuwii hore

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News