Hangoolnews.com
Daawo:- Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex Oo Ka Hadal Sababta Xildhibaan Dhakool Uu Dib Ugu Celiyay
May 11, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Cabdi Qawdhan ayaa dib ugu celiyay Ciidanka Booliska Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan golaha wakiilada kaas oo lagu eedeeyay falal ka dhan ah qaran-nimada iyo gooni isku taaga Somaliland waa sidda Taliska Ciidanka Boolisku sheegeene….

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News