Hangoolnews.com
Akhri:- Shirkadda Telesom Iyo Zaad Qayb Intee Eeg Ayay Ku Leehiyiin Ku Dul Macaashka Maatida Shacabka Somaliland Iyo Jaan-Goynta Sarifka
April 19, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Maalin sarifku waa hal malyan maalina mar qudha ayuu noqonayaa sideed boqol Shilinka Somaliland,  Waddanka lacagtiisii waxaa laga dhigay Tirro, kaashna daa hadalkiisa haddiiba aad doonto

duhurka ayaad arkaysaa  Mobile-kaaga oo ay ku soo dhacayso fariin ah sarifka maanta intaasuu marayaa, fariintani maha mid subaxa hore kuu imanaysa si aad ugu xisaabtanto,

Guddoomiyaha Baanku waxaa uu hore u sheegay mar uu ka hadlayay sarifka:- “ Subaxii markaan shaqada soo galno waxaan la hadalnaa gobolada dalka iyo shirkaddaha ku shaqada leh markaas ayaanu go,aan gaadhnaa” siddaasi waxaa sheegay Guddoomiye Cali Ibraahim Baqdaadi.

Haddaba intaas oo dhan marka laga yimaado waxaynu eegi doonaa doorka ay shirkadda Telesom ku leedahay hoos u dhaca shilinka somaland,

Waxaan idin-la waddaagi doonaa muuqaal ka hadlaya arrimahan iyo kuwo kale insha-allaah,

Hangoolnews.com

 

COMMENTS
Latest News