Hangoolnews.com
Daawo:- Xisbiga Ucid Oo Iftiimiyay Fadeexado Dul Hogayanaya Socdaalkii Madaxwayne Biixi Ee Barbara Iyo Fashilka D.P.World
April 17, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka ee Ucid Mudane Maxamuud Saleebaan Ramaax ayaa sheegay in ay ayaan darro tahay in wiish looga soo kireeyo dakadda Barbara magaalada Burco taas oo ay leedahay sidda uu sheegay shirkadda laydhka ee magaaladaasi,

Waxaa kale oo Ramaax uu sheegay in ay ceeb tahay in madaxwayne safar u galo wiish la sheegay in laga wareegay D.P.Word oo ah shirkadda gacanta ku haysa maamulka Marsadda Barbara,

Ramaax ayaa inta hore ee shirkiisa jaraa,id kaga hadlaya dhulka muranka adagi ka taagan yahay ee Xukumaddu Madaxtooyada ka dhigayso.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News