Hangoolnews.com
Daawo:- Garyaqaan Ku Baaqay In Talaabo Laga Qaado Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre Ee Somaliland Iyo Daliilka Uu U Cuskaday
April 16, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Garyaqaan Maxamed Xasan Jicsin ayaa sheegay in talaabo laga qaado Guddoomiyaha Maxkamadda sarre ee dalka,

Waxaanu talaabadani ku sababeeyay in uu Masuulkani si qayral sharci ah ugu dhex milmay Golahii kale ee xukumadda oo xitaa lagu kalsoonaan Karin dhexdhexaadnimadiisa waa sidda uu sheegaye,

Waxaa kale oo uu sheegay in uu dayacay shaqo maalmeedkii u yaalay

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News