Hangoolnews.com
Sharmaarke Geelle Guddoomiyahii Hore Ee Hayadda Shaqaalaha Oo Waxqabad Muuqda Ka Tagay, W/Q Xasan M Cismaan
April 15, 2019 - Written by Hangool News 1

2 Ka mid ah Dhalinyarta Somaliland ee jaaniska fiican u helay in ay Dhalinyarta ku matalaan xukuumada Madaxweyne muuse biixi Cabdi Iyo Madaxweynaha Ka horeyay Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo waxay 2duba la shaqeeyeen midwalba sanad iyo afar bolood waxa Wada Magacabay 2doodaba M hore ee Silaanyo. Hadaba ma isweydiisay 2ba dan Masuul ma Ka soo bexeen xilalkii loo dhiibay mise way ku Fashilmeen Xilka ay Dhalinyarta ku matalayeen?
1- Sharmaake Muxumed Geele Godomiyihii hore ee Hay’ada Dhaqaalaha Dawlada oo runtii Wax qabad muuqda iyo raad fiican Ka tagay dhawaana aan idinla wadaagi doono Insha Allaah waxa Ka hor yimi 14 caqabadood Wanu ku guulays dhamaan 14kaba . Hadaba maxa lagu abaal mariyay saw  ku xigeen looga dhigin , Waxay noqotay nin wax qabtay tag laguma yidhaa ee wax uu ku tago ayaa la tusaa wana ta Kenya ku xigeen looga dhigay.
2- Maxamed darood Mareeyaha Wakaalada Biyaha ee Hargeisa (WBH) waa nin dhalinyar ah dadaal badan waxa Ka hor yimi Caqabad ah sidii ay Hargeisa Biyo kuwadabfilan u heli lahayd walina wa uu la daala dhacaya Xalna Uma helin . Waxanu sidaa ku sii ahaan doona Mareeyaha Wakaalada Biyaha Hargiesa .
Ka fahantay shekadaa waa halkii  Daaahir yaa shamis Weeye . Ilahoow sidii roon  Alaw na siii.

COMMENTS
Latest News