Hangoolnews.com
Deg Deg Akhri:- Madaxwaynaha Somaliland Oo U Socdaalay Goor Dhawayn Mid Ka Mid Ah Gobolada Somaliland Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
April 15, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa goor dhawayd safar shoqo ugu socdaalay magaalo xeebeedka gobolka Saaxil ee Barbara.

Madaxwaynaha ayaa subaxnimadii hore ka jarmaaday madaxtooyada waxaana ujeedada socdaalkiisa la la xidhiidhinayaa sidda Hangoolnews ay u xaqiijiyeen illo ku dhow waftigu in madaxwayne Biixi xadhiga ka soo jari doono qalab cusub oo lagu soo kordhiyay Dakadda Barbara, wallow aanay jirin cid si toosa ugu hadashay socdaalkan.

Dhinaca kale wararka qaar ayaa sheegaya in marka uu dhameeyo kormeerka Marsadan uu la kulmi doono Odoyaal iyo wax-garadka Degmaddaasi

Waxii warar soo kordha kala soco Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News