Hangoolnews.com
Halkan Ka Daawo:- Madaxweynaha Somaliland Salaadda roob-doonta kala qayb-galay boqolaal shacab ah oo ku tukaday Masjid-jaamaca magaalada Hargeysa
April 14, 2019 - Written by Hangool News 1

Hargiesa(Hangool-News) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta  Salaadii Roob Doonta Kala Qeyb Galay Shacab Weynaha Reer Somaliland Waxaanu Madaxweynuhu Ilahay Uga Baryey In Raxmaadka Eebe Uu Siiyo Shacabka Muslimiinta Ah Ee Abaaraha Iyo Biyo La,Aantu Soo Foodsaartey

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan :-

COMMENTS
Latest News