Hangoolnews.com
Akhri:- Warsaxaafadeed Ay Shirkadda Sagal-Jet Kaga War-bixinayso Dab Qabsaday Xaruntooda Guud
April 14, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews;-Shirkadda daabacaada ee Sagal-jet ayaa soo saartay wabixin ay kaga waramayso dab qabsaday xaruntooda guud ee magaalada Hargaysa;

Shirkadda ayaa sheegay in aanay jirin khasaare nafeed iyo mid maal oo xooggani marka loo eego dabka qabsaday xarunta,

Waxaa kale oo ay shirkaddu sheegtay in adeegadii ay qaban jirtay ay fulin doonaan laamaha Biriishka iyo Jigjiga yar,

Dhinaca kale shirkadu waxay sheegay in insha-allaah sidda ugu dhacsaha badan oo illaa barito ah ay ku dhamayn doonaan dayactirka dabku gaystay,

Warsaxaafadeedkan ayaa waxaaku saxeexnaa Guddoomiyaha Shirkadaasi Cabdi Yuusuf Aar

Halkan Hoose ka Akhri

 

COMMENTS
Latest News