Hangoolnews.com
Deg Deg Daawo:- Muwaadin Reer Somaliland Ah Oo Dil Ay Ugu Hanjabtay Dowladda Jabuuti Codad Hatigaad Ah Oo Uu Baahiyay
April 13, 2019 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Cabdi Good Abees oo inta badan laga yaqaan dhulka soomaalida una dhashay Somaliland ayaa sidda uu sheegay waxaa laguu soo hanjabay waddanka jabuuti waxaana uu baahiyay cod uu sheegay in loo soo diray kaas oo sheegaya in lagu dili doono gudaha hargaysa

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News