Hangoolnews.com
KU: MADAXWAYNAHA JAMHUURIYADA SOMALILAND
March 23, 2019 - Written by Hangool News 1

MUdane Madaxwayane anaga oo og Dadaalka aad ugu jirto DHismaha dhinaca walaba leh ee Qaranka
Anaga oo og Dadaalka aad ugu jirto dhisida hayadaha qaranka u adeega iyo kusoo dabaaldida jidka toosan
Anaga oo og inaad ka run sheegaysid dhaartii aad qaranka u dhaartay
Anaga oo og in aad hayaso jidkii aad dhib kasta uga ilaalin lahayad shacabigaaga cadceeda kuu tubnaa ee ku doortay
Anaga oo og inaad dhawaan kala diryasida goloyaasha deegaanka
Waxa dhamaan shacabigaagu kaa codsanayaa inaad xisaabiso goloyaasha deegaanka ee qaranka naafeeyay 7 todobadii sano ee ay fadhiyeen
mudane madaxwayane maaha mid laga soo kaban doono 200 oo sano Dhibka ay qaranka gaadhsiiyeen qaranka gafanayaasha deegaanka ( dawladaha hoose )
Waxa ay ku kaceen boob aan gabasho lahayan
Waxa ay la degaalameen jiilka hada jooga iyo kuwa uu kici doona 200 ee sano ee soo socoda kuna dhalan doona dalka somaliland

Mudane madaxwayne marka aad kala dirto Ama kahorba waxa shacabigaagu kaa codsanayaa inaad u muujiso inaad la qabto dareenkooda ah in ay qanaka la degaalameen mudadii ay joogeen oo la galiyo Hantidhawraka qaranka iyo cid kasta oo aad u igmato inay taageeraan baadhista si loo helo kalsooni buuxda

Mudane madaxwayne Dalka Turkiga waxa ka dhacay isku day af gamabi
Dad gaadhay 50,000 ayaa mutayastay xabisiyo iyo shaqo ka saaris
Shacabigaagu waxa ay kaa sugayaan inaad abaalkooda marisid 150 qof ee goloyaaasha deegaanada laxisaabtan tid waliba aad ugu horeysiisid gobolka saaxil degmadiisa berbera shacabkuna waa diyaar haayad kasto baadhis inaanu lashaqayno tusno boqcad kasta qarankan kamaqan sida xero hadhuudhii berbera oo kale

Alle ayaa mahad oo dhan iska leh

COMMENTS
Latest News