Hangoolnews.com
Daawo:- “Doorasho Dalka Ka Qabsoomaysaa Ma  Jirto Madaxwaynaha Markuu Laba Bilood Joojay Ayaanu U Sheegayn”Guddida Doorashooyinka Somaliland
March 23, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Guddida Doorashooyinka Somaliland oo maanta hor tagay golaha guurtida dalka ayaa sheegay in aanay doorasho dalka ka qabsoomayn oo ay hortaagan yihiin Madaxwaynaha iyo labada gole ee baarlamaanku, waxaa kale oo ay sheegeen in dib u dhaca doorshada ay qab ka yihiin asxaabta siyaasadda waddanku.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News