Hangoolnews.com
Daawo:- “Awood Uma Laha Baarlamanku In Uu Laalo Shaqo Socota Laakiin Waxaa Uu Awood U Leeyhay In Uu Wax Naga Waydiiyo Tacriifada” Wasiirka Gaadiidka Iyo Jidadka
March 19, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Wasiirka Jidadka iyo Gaadiidka Somaliland Mudane Cabdilaahi Abokor ayaa sheegay in aanay Baarlamaanka Somalliland awood u halayn in ay joojiyaan shaqo socota ee ay awood u leeyahiin in ay wax ka waydiiyaan tacriifada ay soo rogeen.

Waxaa kale oo uu sheegay in aan la kab-kabayn waddada Barbara iyo Wajaale ee la dhisayo

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News