Hangoolnews.com
Daawo:- “Somaliland Way Weerareysaa Goob Kasta Oo Putland Ah  Inta Cadawgu Ku Sugan Yahay” Wasiirka Gaashaan-Dhiga
March 12, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Wasiirka Gaashaan-dhiga Axmed Ciise Xawar ayaa sheegay in ay weerarayaan goob kasta oo uu ku sugan yahay cadawga Somaliland waxaanu sheegay in Putland ay marti galisay Sarkaalka dibad-meerka ah ee Kornayl Caarre

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News