Hangoolnews.com
Daawo:- “Maanta Waxaa Muuqata In Madaxwaynahu Cadhaysan Yahay, Taasina Ka Kaxaysay Caddaaladii” Xisbiga Waddani
March 12, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Xoghayaha guud ee Xisbiga waddani ayaa sheegay in uu madaxwaynaha Somaliland Cadhaysan yahay oo arrintaasi ka kaxaysay in uu u caddaalad sameeyo dadkiisa uu madaxwaynaha u yahay siddaasina waxaa uu ku sheegay shir-jaraa,id oo uu maanta ku qabtay xarunta xisbigaasi.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News