Hangoolnews.com
Halkan ka Daawo:-Barmaamij Lagu Lafo Guray Deynta 80-ka Milyan Ah
February 12, 2019 - Written by Hangool News 1

Hargiesa(Hangool-News) Telefishanka Horn Cable ayaa si weyn u lafo guray lacagta 80-ka Mliyan ah ee la sheegay in xukuumaddu la ciirciirayso, waxa ka qayb qaatay dhaqaale yahan, siyaasiyiin iyo shacabka oo aragtidooda ka dhiibta

Halkan Ka Daawo Muuqaalka warkan:-

COMMENTS
Latest News