Hangoolnews.com
Daawo:- Masuuliyiinta Wargayska Foorre Oo Ka Dareen Celiyay Xadhiga Sanadka Ah Ee Lagu Xukumay Iyo Ganaaxa Lacageed Ee Dusha Laga Saaray
February 10, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Masuuliyiinta Wargayska Foore ayaa ka dareen celiyay xukun ay maanta Maxakamadda Gobolka Maroodi-jeed ay ku riday kaas oo ahaa in wargayska la xayiro muddo sanad ah iyo ganaac lacageed oo dhan saddex malyan oo shilinka Somaliland ah

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News