Hangoolnews.com
Daawo:- Dad Muddo Badan U Xidhnaa Ganacsade Maxamed Aw Siciid Iyo Eheladooda Oo Fariin Dirtay Xukumadda Somaliland
January 31, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Odoyaal iyo Dhalinyaro ka tirsan Degmooyinka Maxamuud Haybe, Axmed Dhagax iyo Sheekh Nuur ee Magaalada Hargaysa ayaa Cabasho Xoogan ka muujiyay Ganacsadaha Maxamed Aw Siciid Geeddi waxaanay sheegeen in Muddo Siddeed Bilood ah ay u Xidhan yihiin.

Shacabka danyarta ah ayaa sheegay in uu u isticmaalay awood

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News