Hangoolnews.com
Daawo:- Saan Saan Colaadeed Oo Ka Taagan Deegaanada Waqooyiga  Somaliland Iyo Xukumadda Somaliland Oo Baaq Loo Diray
January 30, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Deegaanada Jidhi iyo Kalabaydh oo ka tirsan Degmadda Saylac ee Gobolka Salal ayaa waxaa ka taagan saansaan colaadeed halkaasi oo mid ka mid ah beelaha halkaasi degaa ay sheegeen in laysku hayso beero, labadan Beeleed ayaa ah Xoolo xaqato.

Waxaana laga cabsi qabaa in halkaasi dhiig ku daato sidda mid ka mid ah beelahaasi sheegeen

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News