Hangoolnews.com
Akhri:- Shirkadda Daabacaada Casriga Ah Ee Sagal-Jet Oo Macaamiisheeda Ugu Baaqay Casriyayn Cusub Sanadka 2019
January 30, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Shirkadda Daabacaada Casriga ah ee Sagal-jet ayaa bilowga sanadkan cusub ee 2019 dib u habayn iyo Nashqadayn cusub u samaysay macaamiisheedka kala duwan ee ku nool Somaliland iyo Jabuuti

Casriyaytan ayaa ah in shirkaddu sanad walba la talaabsato oo la jaanqaado shirkaddaha  wax daabaca ee adduunka waxaana xarun kasta oo Sagal-jet leedahay aad ka helaysaa dhamaan adeegyadda kala duwan ee daabacaada nooc kasta oo aan u baahato.

Dhanka kale waxaa halkaasi kuugu diyaara shaqaale u carbisan soo dhawayn, shaqo wanaag iyo farxad-galinta macaamiisha.

Sagal-jet oo ah shirkadda kaliya ee macaamiishu mahadiyeen waxay ku leeday ka mid noqo bilowga sanadkan cusub kumanaanka sidda joogtada wax ugu daabacda Sagal-jet laamaheeda kala duwan.

Balanteedu waa Sagal-Jet

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News