Hangoolnews.com
Daawo:- “Waxaanu Leenahay Wuu Na Caaglaystay Guddoomiyaha Hayadda Barakacayaasha , Ninka La Yidhaahdo Xinif” Mid Ka Mid Ah Shaqaalaha Hayaddaasi
January 14, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Sidda ay sheegtay Rawi Barre Maxamed waxay ka tirsan tahay shaqaalaha Haayadda Barakacayaasha Gobolka Saraar waxaanay Cabasho xoogan ka muujinaysaa Guddoomiyaha Hayaddaasi oo ay sheegtay in uu dad gaara ku badalay magacyadoodii

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News