Hangoolnews.com
Daawo:- Barnaamijka Baadi-Goob Oo Si Adag U Naqdiyay Xukumadda Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi iyo Nimaadka Saami Qaybiga Dalka oo Lagu Lafo Guray
January 14, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Barnaamijka Baadi-Goob oo ah Barnaaji inta badan lagu falan-qeeyo xaalada xukumaddii kala dambeeyay ee Kulmiye ayaa qaybtan waxaa lagu eegayaa sidda xukumadda Muuse Biixi u maamushay saami qaybsiga Kuraasta Masuuliyiinta Dalka iyo arrimo kale

Halkan ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News