Hangoolnews.com
Deg Deg :- Sarkaalkii Labaad ee Ugu Darajada Sareeyay Xisbiga Ucid Oo Is-Casilay Iyo Xisbiga Oo Sheegay In Ay Xubin-Nimadii Iyo Xilkiiba Ka Qaadeen
January 13, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Guddoomiye ku xigeenkii koowaad ee xisbiga Ucid C/naasir Muxumed Buuni ayaa sidda ay sheegeen xisbiga Ucid Waxay ka qaadeen xubin-nimadii iyo xilkii uu ka hayay xisbigaasi halka Mudane Buuni uu sheegay in uu iska casilay Xisbigaasi.

Lama garanayo sababta keentay wakhtigan in masuulkan iyo Xisbiga Ucid is-maaan dhaafkani ka dhex dhasho.

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News