Hangoolnews.com
Deg Deg/Akhri:- Golaha Guurtida Oo Soo Gaba Gabaysay Fadhigoodii Saaka Iyo Qodobka Lays La Qaatay
January 13, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhigoodii saaka oo ay fadhiyeen 65 mudane laga dooday sidda ugu haboon ee golahu ka yeeli karayo warqada Madaxwayne Biixi u soo gudbiyay golohaasi eek u saabsan dib u dhaca doorashooyinka Golayaasha.

Waxaanay Golaha Guurtidu isla qaateen in loo xil saaro 24 Mudane oo ka soo talo bixiya howshani lana siiyo wakhti saddex maalmood ah siddaasi ayaa fadhigii maanta lagu soo gaba gabeeyay

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News