Hangoolnews.com
Deg Deg/Akhri:- Sababo Hor Seeday In Golaha Guurtidu Baajiyo Kulan Uu Maanta Ka Yeelan Lahaa Dib U Dhaca Doorashada
January 12, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Golaha Guurtida Somaliland ayaa goor dhawayd shaaciyay in ay baajiyeen kulan la la haayeen maanta kaas oo ay kaga arinsanayeen u dhaca doorashooyinka dalka

Talaaban ayaa ka dambaysay sidda warar lagu kalsoon yahay u sheegeen Hangoolnews in laga war sugo Guddi dhex dhexaadin ah kuwaas oo isku soo dhawaynayay xisbiyada Kulmiye, Ucid oo isku mawqif ah iyo Xisbiga Waddani oo ka aragti duwan

Waxii warar dheeraada ee soo kordha kala soco Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News