Hangoolnews.com
Daawo:- “Siddani Waxay U Eekaanaysaa In Dowladdu Dagaal Kula Jirto Dadkii Wax Tirinayay”Abwaan Weedhsame
January 12, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Abwaan Xasan Ismaaciil “Weedhsame ayaa ka hadlay Xadhiga ay xidheen Ciidanka Boolisku Abwaan Cabdiraxmaan Abees waxaanu sheegay in tahay sharci darro

Dhinaca kale waxaa uu sheegay inay talaabadani muujinayso in dowladdu dagaal kula jirto dadkii wax tirinayay waa sidda uu yidhiye

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News