Hangoolnews.com
Ciidanka Booliska Oo Xabsiga U Taxaabay Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Xalayto Suugaan Cusub Ku Soo Ban-Dhigay Hargaysa
January 12, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo ah wiil dhalinyaro ah ayaa Ciiidanka booliska Hargaysa ay xabsiga u taxaabeen maanta ka dib markii uu xalayto soo bandhiga Suugaan kala duwan oo qaarkood ka waramayaan marxalado aan farxad galin xukumadda talada dalka haysa.

Lama oga in kiis kale loo hayso balse wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in xadhigiisa ay ka dambaysay suugaantii  uu xalayto tiriyay.

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News