Hangoolnews.com
Akhri:- “Xisbiga Waddani Waxaa Uu Cadaynayaa In Aanu Marnaba Aqbali Doonin Doorasho Xaaraan Ah Oo Dalka Ka Qabsoonta” Cabdiqaadir Jirde
January 12, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa qoraal uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Ku meel gaadhka ah ee Xisbigaasi Mudane Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde in aanu Waddani aqbali doonin Doorasho xaaraan ah oo dalka ka qabsoontay.

Qoraalkan ayaa Xisbiga Waddani kaga jawaab celinayay Heshiis ay wadda jir u gaadheen labada Xisbi ee Ucid iyo Kulmiye kaas oo ahaa in Doorashada ay qabanayaa.

Qoraalka Waddani ayaa u dhignaa siddan

Image may contain: textImage may contain: text

COMMENTS
Latest News