Hangoolnews.com
Akhri/Daawo:- Shirkadda Sagal-Jet Oo Sanad Guuradeeda 12 Guddooonsiisay Abaal-Marino Shaqaalahoodii Ugu Wanaagsanaa
January 12, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoonews:- Shirkadda Daabacaada casriga ah ee Sagal-Jet ayaa habeenkii xalayto ahaa u dabaal dagta Xuska Sanad-guuradooda labad iyo tobnaad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay.

Dhinaca kale Shirkadda ayaa guddoonsiisay shaqaalaheeda kala duwan abaal-marino ay ku mutaysteen shaqo wanaagooda.

Waxaa halkaaasi ka hadlay Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Xukumadda Somaliland iyo Haldoorka dalka halka Guddoomiyaha guud ee Shakadda Sagal-jet Mudane Cabdi Yuusuf Aar ayaa  dhankiisa ka waramay marxaladii kala duwanaa ee shirkaddu soo martay

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News