Hangoolnews.com
Daawo:- Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex Oo Dhaarisay Xildhibaan Ka Mid Noqon Doona Golaha Deegaanka Hargaysa
January 9, 2019 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Maxkamadda Gobolka marooji-jeex ayaa maanta dhaariysay Xildhibaan Maxamed Jaamac Dubad ka dib markii uu geeriyooday Eebe ha u naxariistee Marxuun Siciid Af-qalooc oo baaskaasi baneeyay

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News