Hangoolnews.com
Akhri:- Mid  Ka Mid  Ah Wasiirada Ugu Awoodda Badan Xukumadda Muuse Biixi Oo Sheegay In Aan Dalka Mucaarid Jirin Tabayaana Doorkoodii
December 29, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay in ay Xukumad ahaan tabayaan doorkii mucaaridku ku lahaa dhaliisha xukumaddooda, waxaa kale oo uu sheegay wasiirku in aanu jirin wax Mucaarid ahi.

Hadalkan ayaa uu maanta ka Jeediyay Maxamed Kaahin Axmed shir Qaran oo warbaahinta dalka ugu  furmay magaalada Hargaysa.

Muddooyinkii ugu dambeeyay ayaa Asxaabta Mucaaridka ah lagu eedeenayay in ay ka gaabiyeen toosinta hogo tusaaleynta Xukumadda Muuse Biixi.

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News