Hangoolnews.com
Daawo:- Xisbiga Kulmiye Oo Xubinimadii Ka Qaaday Saddex Siyaasi Oo Caana Kana Tirsanaa Xisbigaasi Iyo Eeda  Loo Jeediyayay
December 24, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Guddoomiye ku xigeenk Xisbiga Kulmiye Mudane Axmed Cabdi Dheer ayaa warqad uu soo saaray ku sheegay in uu xubin-nimadii xisbiga ka qaaday Siyaasiin ay ka mid yihiin Cabdilaahi Cismaan Geel-jire, Pro Cabdi cali Jaamac iyo Cismaan Axmed Maxamed kuwaas oo la sheegay in ay baal mareen sharcigii xisbiga sidda lagu sheegay qoraalka

Halkan ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News