Hangoolnews.com
Daawo:- Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Magaalada Burco Ku Booqay Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame “Hadraawi”
December 24, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdilaahi Cabdiraxmaan Saylaci ayaa ku booqday magaalada Burco Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame “Hadraawi” oo maalmahan dambe la sheegay in uu xanuusanayay

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News