Hangoolnews.com
Deg Deg:- Madaxwaynaha Somaliland Safar U Baxay Iyo Madaxwayne Maamul Goboleed Oo Uu Goor Dhow La Kulmayo
December 21, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Madaxwyanaha Somaliland Mudane Muuse Biixi ayaa goor dhawayd safar ugu baxay Deegaanka Wajaale ee galbeedka Gobolka Gabilay.

Ujeedada safarka Madaxwaynaha ayaa  Xoggo hoose ay sheegayaan in ay tahay siddii uu kulan ula qaadan lahaa Madaxwaynaha Ismaamul Goboleedka  Somalida Itoobiya Mudane Mustafe Maxamuud Cajar.

La garanayo sababta keentay in Biixi la kulmo Musuulkan,

Baraha bulshada ayaa siyaabo kala duwan loogu falayn qaynayaa tagi taankiisa Wajaale  iyo sababta keenay in uu la kulmo Masuulkan,

Madaxwayne Biixi ayaa intii Xukumaddiisu jirtay isku dayay in uu la kulmo Raysal wasaaraha Itoobiya Abey Axmed balse uma suurto galin.

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News