Hangoolnews.com
Daawo:- Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Somaliland Oo Booqday Xarunta Madbacadda Qaranka
December 20, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Somaliland Mudane Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid ayaa maanta booqasho ku tagay Xarunta Madbacadda Qaranka halkaasi uu soo indho indheenayay qaabka ay u socoto howsha samaynta waraaqaha loogu talo galay in ay isticmaalaan Nootaayooyinka Dalka, Sidda uu warbixinta inoogu hayo Wariye Xasan Maxamed Muuse Xirsi

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News