Hangoolnews.com
Madaxwaynaha Somaliland Oo Tahli Kari Waayay In Uu Tago Magaalo Guul U Ahayd Safarkiisa
November 28, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi ayaa soo gabagabeeyay maanta socdaalkiisii uu ku marayay gobolada Bariga Somaliland,

Waxaanu Biixi ka soo kicitimay saaka Degmadda Ceergaabo, isaga oo dhanka Hargasya u soo kacay.

Madaxwayne Biixi ayaa markii uu marayay goboladaasi bariga Somaliland ayaa bulshada waddanku intooda badani ay saadaalinayeen in uu gaadhi doono magaalada Badhan oo ka sii baxaysa gacanta Somaliland.

Dadka indha indheeya siyaasada ayaa sheegayay in aanu guul samaynayn safarkiisu haddaanu tagin Badhan.

Lama ogo sababta keentay baaqashada Badhan iyo waxaa uu ka biyo diiday Biixi.

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News