Hangoolnews.com
Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo La Filayo In Ay Maanta Shaaciyaan waajibaad ay gudan kari waayeen
November 28, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa la filayaa in ay maanta ay shaaciyaan in ay Doorashadii Baarlamaanka iyo Golaha Deegaanku dib u dhac ku yimid.

Doorashan ayaa noqonaysa markii shanaad ee dib u dhac ku yimaado.

Lama ogo waxay ku sababayn doonaa komishankani gudasha la,aanta waajibaadkoodan.

Waxii warar ah kala soco Hangoolnews

COMMENTS
Latest News