Hangoolnews.com
Daawo:- “Taariikhda Faysal Cali Waraabe Waa Mid Madow Marka Laga Soo Bilaabo 1982.. Waana Layska Celinayaa” Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Kulmiye
November 28, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa si adag u dhaliilay Gudddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal  Cali Waraabe, waxaanu ku tilmaamay in aanu waxba u qaban Somaliland halka uu dhinaca kale ku duray hadalo Xanaf ah…

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News