Hangoolnews.com
Daawo:- Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Sheegay In Doorashaddii Dib U Dhacday Iyo Qiilka  Ay Daliishadeen
November 28, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in Doorashadii Baarlamaanka iyo Goleyaasha Deegaanku aanay ku qabsoomayn wakhtigeedee iyaga oo sheegay in ay jiro siddeed qodob oo uu ka mid yahay, dhaqaale la,aan iyo Xisbiga Waddani oo wadda shaqayntoodii joojiyay.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News