Hangoolnews.com
Daawo:- “Hore Ayaa U Sheegay In Aanu Muuse Biixi Tagi Karayn Saddexdaasi Degmo Ee Shishe oo Maamul Kale Ayaana Gacanta Ku Haya” Xildhibaan Bulqaas
November 28, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay in sababta uu Madaxwaynaha Somaliland u tagi waayay saddexda Degmo ee DHahar, Laasqoray iyo Badhan waxaanu ku sababeeyay in maamul kale gacanta ku hayo.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News