Hangoolnews.com
Daawo:- Wasiirka Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta Hir-Shabeele Oo Tababar Ku Soo Gabagabeeyay Magaalada Balad-Wayne
November 8, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Dowladda Hir-shabeele Mudane Axmed Muuse Xuseen ayaa tababar ku soo gabagabeeyay maanta magaalada Balad-wayne

Wasiir Axmed Xuseen Muuse ayaa ka hadlay faa,iidada Aqoon-korodhsagani leeyahay

Halkan Hoose ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News