Hangoolnews.com
Daawo:-  “Waxaan Dadwaynaha Somaliland Ugu Bushaaraynaynaa In Todobaadka Soo Socda Bilaydh Lambarka Cusub Laga Heli Doono Dalka Oo Dhan” Agaasime Cumar Sayid
November 7, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:-  Agaasimaha Wasaaradda Gaadiidka  iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Mudane Cumar Cabdilaahi Aadan “Cumar Sayid” ayaa sheegay mar uu manta bulsho Tv u waramayay in si wanaagsan u socdaan howlaha badalka Lambarka gaadiidka waxaaanu ugu buraareeyay bulshada Waddanka in guud ahaan Bilaydhada Cusub laga heli doono dalka oo dhan todobaadka soo socda ayaa yidhi Agaasime Cumar Cabdilaahi Aadan “Cumar Sayid”  ayaa Agaasimaha ayaa dhankale kal hadlay Culuska Howshani leedahay waxaanu Shacabka ka codsaday in muddada ay socoto loo wadda yeesho dhabar-adeegeeda.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News