Hangoolnews.com
Daawo:-  “ Waligeed Khilaafka Culimaddu Waa Taagnaa, Cigaal Iyo Daahir Riyaale Ayaa Ka Cararay Oo Siilaanyo Ayaa Ka Aamusay golle ahaan-na..” Guddoomiyaha Guurtida
November 7, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa golahaasi u sheegay in aan laga doodi Karin khilaafka soo kala dhex galay markale Guddida wanaag-farista dalka waxaanu sheegay in khilaafkoodu soo taagnaa illaa dowladdii Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, halka dhinaca kale uu sheegay in ay waxba ka qaban waayeen Madaxwaynayaashii ka dambeeyay.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News