Hangoolnews.com
Baasaaboorkee Baa Aduunka Ugu Horeeya?
November 7, 2018 - Written by Hangool News 1

Baasaaboorka Dalka Japan ayaa kaalinta koowaad  u galay baasaaboorada aduunka ugu awooda badan.

Warbixin ay soo saartay Henley Passport Index,  ayaa waxa ay ku sheegtay in Dalka Japan uu hogaaminayo Dhinaca Ku Safrida Baasaaboorada, waxaanad ku tagi Kartaa 190 dal oo marka aad gasho laguugu dhufanayo Visaha.

Halkan hoose kaga bogo sida ay dalalku u kala horeeyaan.

1. Japan: 190
2. Singapore: 189
3. Germany, France, South Korea: 188
4. Denmark, Finland, Italy, Sweden, Spain: 187
5. Norway, United Kingdom, Austria, Luxembourg, Netherlands, Portugal, United States: 186
6. Belgium, Switzerland, Ireland, Canada: 185
7. Australia, Greece, Malta: 183
8. New Zealand, Czech Republic: 182
9. Iceland: 181
10. Hungary, Slovenia, Malaysia: 180

COMMENTS
Latest News