Hangoolnews.com
Daawo:- Xeer-Illaaliyaha Gobolka Marooji Jeex Oo Qiray In Wasiirka Warfaafintu U Soo Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Tv-Yadda Saab Iyo Star
November 6, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Wasiirka wasaaradda warfaafinta Cabdiraxmaan Cabdilaahi ayaa dacwad eedeed ka dhan ah tv-yadda Saab iyo Star u gudbiyay Xafiiska Xeel illaalinta gobolka waxaana sidddaasi cadeeyay Xeer-illaaliyaha gobolka Maroodi-jeex Mawliid Cabdi Muuse oo  dacwaddan wasiirku u gudbiyay labdan tv ayaa lagu eedeeyay  in ay buunbuuniyeen wararka Sarkaalka Duur galka ah  Mahad Siciid Jaamac “Caarre”

Halkan ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News