Hangoolnews.com
Daawo:- “Waxan Oo Dhibaato Ah Waxaa Keenaya Dadkii wuu Is-Nacay… Qabyaalada Baanaa….” Xildhibaan Axmed Gacan
November 6, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye “Axmed Gacan” oo ka tirsan golaha guutida Somaliland ayaa sheegay in loo baahan yahay in kala saaro isku Milan shaqadda Golalaha iyo Xukumadda, waxaa kala oo uu sheegay Xildhibaankani in dadkii is-nacay oo qabyaalad badani ka jiro waddanka,

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News