Hangoolnews.com
Daawo:- “Heshiiska Waxaa Loo Galay In Arrinta Khaatumo Iyo Dhulbahante Soo Af-Jarantaa…Cali Khaliif-iyana Waxay Doonayaan In Halkan Nagaga Awood Bataan”Xildhibaan Maxamed Jaamac
November 6, 2018 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Xildhibaan Maxamed Jaamac oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay qodobo kala duwan waxaanu sheegay in heshiiskii ay Somaliland iyo Khaatumo ay wadda galeen socon waayay, waxaa kale oo uu sheegay in ay doonayaan waxa xaqa ugu leeyahiin dalka siddii ay u heli-lahaayeen, isagoo dhanka kale sheegay in uu doorbidauyo  in la furo Dastuurka dalka

Halkan ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News