Hangoolnews.com
Daawo:- Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Qorshaynta Oo Daahfuray Kulan Lagu Go,aaminayey Kala Horaysiinta Qorshaha 2aad Ee Horumarinta Qaranka Somaliland.
November 6, 2018 - Written by Hangool News 1

Hangoolnews:- Shirkan, waxa ay wadaagayaasha Deegaanka, Biyaha & Wax soo saarku ku go’aaminayeen siddii ay Mudnaanaha ay soo gudbiyeen u noqon lahaayeen kuwo rasmi ah (Final). Waa bilawga shirar ay Wadaagayaasha kala duwani yeelan doonaan si loo soo gabo-gabeeyo dadaaladii muddada soo socda ee ku wajahnaan Mudnaano kala siinta Qorshaha Horumarinta Qaranka ee 2aad.

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News