Hangoolnews.com
Wada Beelaysan W/ Qoray Cilmi shire
October 22, 2018 - Written by Hangool News 1
1 ..dad wada beelaysan
2.dal wada beelaysan
3 .dowlad wada beelaysan
4 .siyaasad wada beelaysan
5 .saldanad wada beelaysan
6 .saxaafad wada beelaysan 
7 .siyaasi beelaysan
8 .wasiiro beelaysan
9 .waayo aragnimo beelaysan
10 .wax soo sar beelaysan
11 .xusbiyo wada beelaysan
12 .hadal beelaysan
13 .qabyaalad beelaysan
14 .aqoon xumo beelaysan
15 .indha la’aan beelaysan
15 .afxumo beelaysan
16 .amaan beelaysan
17 .odaynimo beelaysan
18 .degaan wada beelaysan
19 .doorasho wada beelaysan
20 .garasho wada beelaysan
21 .garaadla aan wada beelaysan
22 .feker wada beelaysan
23 .faan wada beelaysan
24 .wax doonid wada beelaysan
25 .iyo wax diid wada beelaysan
26 .waali wada beelaysan
27 .miyir qab wada beelaysan
 
kun amuurood oo beelaysan
 

cilmishire10@gmail.com

COMMENTS
Latest News