Hangoolnews.com
Somaliland iyo Siyaasada Caalamka
October 22, 2018 - Written by Hangool News 1

Marka hore waxaan salaamaya dad weynaha Somaliland meel kasta ay joogaan .

Marka danbe na waxaan salaamaya Golaayasha qaranka ka kooban yahay.

Salaan ka dib Somaliland waxay u baahan tahay siyaasad fur furan oo caalamka ka iib geysa qadiyada Somaliland .

Madaxweyne muse bixi waa lokel oo Siyaasadiisu ma dhaafsana Jamhuriyada Somaliland waxaan ku leenahay Madaxweyne Dhoof oo Boqosho ku tag wadan kasta oo Calaamka ka tirsan hadii aad passport international haysaan waxaad ka masuul tahay Wadan meel istiraaji ah ku

yaal Geeska africa .Caalamka wuxuu noqday tuulo yar oo isku war haysaa

waa bilaahi tawfiiq

Awale hassan Ahmed

Nederland

cawaale_83@hotmail.com

 

COMMENTS
Latest News